Rekommendera Skriv ut

Bostadsanpassning

Du kan få hjälp att anpassa din bostad om du har ett funktionshinder. Bidraget för bostadsanpassning lämnas till sådana åtgärder som är nödvändiga för att du ska kunna komma in i och ut ur bostaden liksom att röra dig inom bostaden, att laga mat och äta, att sköta din hygien, att sova och vila samt att umgås med övriga familjen och vänner.
 
Inomhus kan anpassningen till exempel gälla att ordna en duschplats istället för badkar, ta bort trösklar, bredda dörrar, sänka bänkhöjder i kök och förstärka belysning. Utomhus kan anpassningen gälla ramper, hårdgörning av gångväg med mera.
 
Bidraget kan lämnas till personer med alla former av funktionsnedsättning som rörelsehinder, nedsatt syn, utvecklingsstörning, allergi med mera. Funktionshindret ska vara långvarigt i tiden och bestående i svårighetsgrad.
 
Du får ansökningsblanketter av oss. Du behöver även ett intyg av arbetsterapeut, läkare eller annan sakkunnig som beskriver funktionshindret i förhållande till de åtgärder du söker bidrag för. Tänk på att ansöka innan du börjat anpassa bostaden.

Iswaafajinta guriga iyo baahida

Haddii aad haysato qof naafo ah, waxaad heli kartaa in lagaa caawiyo sidii la isku waafajin lahaa guriga iyo baahidiisa. Caawimada waafajintu ee la bixinayaa waxay tahay in wax laga qabto guriga, si ay suurtogal ugu noqoto qofka curyaanka ah inuu guriga soo geli karo, ugana bixi karo, islamarkaasna uu guriga dhexdiisa u marmari karo hawl yaraan, u awoodi lahaa in uu wax karsado, nadaafadiisa uga shaqeyn karo, u seexan karo, una nasan karo iyo sida oo kale uu ula samayn karo isdhex gal qoyska intiisa kale iyo saaxiibadiisba. Guriga dhexdiisa waxyaabaha laga qaban karo waxaa ka mid ah, tusaale ahaan, in lagu bedello berkedda qubeyska midka korka qybeyska rusheyska ah, laga qaado xatabaddaha albaabbada leeyihiin, albaabbada la ballaariyo, hoos loo dhigo dhererka miisaska jikada yaal, nalalka la xoojiyo iftiinkooda.

Dhinaca bannaanka waxyaabaha laga qaban karo, waxaa ka mid ah nalalka bannaanka oo la hagaajiyo, jidadka la marayo oo la waafajiyo baahida qof naafada iwm.
 
Mucaawimadan waxaa loo fidin karaa dadka ka naafaysan, sida socodka, dhinaca aragga, fahamka, xasaasiyad qaba iwm. Naafanimadu waa in wakhti dheer haysay oo ayna tahay mid laxaad weyn.
 
Foomka lagu dalbanayo annaga ayaad naga helaysaa. Waxaa kale oo xitaa aad u baahan tahay caddeymo ay kuu soo qoraan qof ku xeeldheer hawlaha iswaafajinta, dhakhtar ama qof qiimeyn ku soo sameeyay heerka naafanimadu inta uu leeg yahay, marka loo qiyaaso baahida kaalmada la soo dalbaday. Ka fakir marka hore inaad kaalmada dalbato, inta aanad ku dhaqaaqin inaad guriga wax ka bedesho.