Rekommendera Skriv ut

Lag mot diskriminering

Diskriminering betyder att någon missgynnas och behandlas sämre än andra på grund av till exempel kön, etnisk tillhörighet, sexuell läggning, funktionshinder eller ålder.

Diskrimineringslagen skyddar individer mot diskriminering bland annat på jobbet, i skolan, i butiker, hos myndigheter, på sjukhuset och inom många andra områden. Om man utsatts för diskriminering kan man anmäla det till Diskrimineringsombudsmannen, DO.

Diskrimineringsgrunderna är:

  • kön
  • könsöverskridande identitet eller uttryck
  • etnisk tillhörighet
  • religion eller annan trosuppfattning
  • funktionshinder
  • sexuell läggning
  • ålder

Det går även att anmäla om man har blivit missgynnad i samband med till exempel föräldraledighet.

Xeerka la dagaalanka midabtakoorka ama cunsuriyadda

Midabtakoorka ama cunsuriyaddu waxa weeye in qof la xaqiro ama si xun loo la dhaqmo xag nin ama naag ahaan, xag qabiil, xag galmo, xag naafanimo ama xag da’ awgeed.

Xeerka la dagaalanka cunsuriyaddu wuxuu dadka ka ilaaliyaa in lagu cunsuradiyeeyo goobaha shaqada, dugsiyada, hay’adaha, isbitaalada iyo meelo kaloo badan.

Qofka la cunsarideeyey wuxuu ashtako u qoran karaa Diskrimineringsombudsmannen, DO.

Arrimaha la isku takooro ama cunsaradiyeeyo waxaa ka mid ah:

  • dheddig ama lab ahaan
  • muqaal ama hadal uu qof muujiyo dheddig ama lab ahaansho
  • jinsi ahaan
  • diin ama aamminaad kale
  • habka galmada qofku daneeyo
  • da’

Waxaa kaloo laga ashtakoon karaa haddii tusaale ahaan si xun loo la dhaqmo waalid ku maqan fasax waalid.