Rekommendera Skriv ut

Biblioteket

 rug-bug-fagbibbla-110323Fagersta bibliotek

Biblioteket – en naturlig mötesplats!

På biblioteken kan du gratis låna böcker, annat material och fritt utnyttja övrig service: datorer, dataspel, Internet, filmer, uppslagsböcker, tidningar, tidskrifter, ljudböcker, samhällsinformation. Du kan också låna böcker eller läsa tidningar och tidskrifter på andra språk.

Lånetiden är normalt fyra veckor.

Rugta buugagga – waa goobta kullanka!

Rugta buugagga waxaad lacag la’aan ka amaahan kartaa buugagga, waxyaalo kale iyo xayiraad la’aan adeegsan kartaa adeegyo kale, sida kombiuutarrada, ciyaaraha kombiuutarrada, Internet, fiilimmo, qaamuusyada, wargeysyada kuwal maalinleha ah iyo kuwa xilliyada soo baxa, buugagga codka, warbixinta buulshada. Teeda kale rugta waxaad amaahan kartaa buugagga ama akhrisan kartaa  wargeysyada kuwa maalinleha ah iyo kuwa xilliyada oo ku qoran luqado kale. 

Xilliga aamaahansashada caadi ahaan waa afar toddobaad.