Rekommendera Skriv ut

Olsboskolan

Tillbaka <<

Olsboskolan är Fagersta kommuns särskola. Särskolan är en egen skolform för barn och ungdomar med utvecklingsstörning eller autism. Särskolan är också öppen för barn som fått en begåvningsmässig funktionsnedsättning på grund av hjärnskada. 

Olsboskolan ska vara en skola där både elever och personal trivs, känner arbetsglädje och trygghet. Vår mycket duktiga personal leder eleverna framåt i utveckling och lärande och skolans anda präglas av samarbete, stort ansvar och respekt. Gott samarbete med föräldrarna är en förutsättning för oss på Olsboskolan.

Olsbokolan består av grundsärskola, träningsskola och gymnasiesärskola för elever som tidigare gått på träningsskolan. Skolan är inrymd i flera lokaler; träningsskolan samt gymnasiesärskolan finns på Norrbyvägen 12, Grundsär 1–6 på Per Olsskolan och Grundsär 7–10 finns inne i Risbroskolans lokaler.

I grundsärskolan läser man samma ämnen som i grundskolan, med skillnaden att man bedöms utifrån sina egna förutsättningar. Träningsskolan är avsedd för de elever som på grund av omfattningen av utvecklingsstörningen inte kan gå i grundsärskolan. Undervisningen i träningsskolan är mer inriktad på social träning och praktiska färdigheter och undervisningen är uppdelad i fem ämnesområden. 

Iskuulka Olsboskolan 

Olsboskolan waa iskuulka khaaska ah ee degmada. Iskuullada khaaska waa nooc ka mid ah qaababka iskuullada oo loogu talogalay in wax lagu baro carruurta iyo dhalinyarada dhinaca  waxbarashada aan caadi ahayn ama qaba cudurka dhakaaku autism. Iskuulka khaaska ah waxaa kale oo uu u furan yahay carruurta dhinaca fahmada ka naafoobay, sababbo dhaawac dhinaca maskaxda ka soo gaartay awgeed.

Iskuulka Olsboskolan  waa iskuul ardayda iyo shaqaaluhuba ay mafsuud yihiin, oo  dareen farxaddeed iyo amaanna qaba. Shaqaalahayaga oo ah kuwo aad u caqliga badan waxay ardayda u horseedaan hormar iyo waxbarasho aad u  heer sareeya, iskuulkuna waxaa uu ku tilmaaman yahay wada shaqeyn, xilgudasho iyo is ixtiraam. Olsboskolan waxaa ma’bda aasaasi ah u ah inaan xiriir wanaagsan la yeelanno waalidiinta.
 
Olsbokolan wuxuu ka kooban yahay dugsiga aasaasiga ah, dugsiga tababarka iyo dugsiga sare oo ay galaan ardaydii ka soo baxday dugsiga tababarka. Iskuulku wuxuu ku kala yaal dhowr goobo; dugsiga tababarka iyo dugsiga sare ee khaasku waxay ku yaalaan Norrbyvägen 12, dugsiga khaaska ee aasaasiga fasalladiisa 1–6 waxay ku yaaliin dugsiga PerOlsskolan, halka dugsiga khaaska fasalladiisa 7–10 ay ku yaaliin dugsiga Risbroskolan dhexdiisa.

Dugsiga khaas ee aasaasiga ah, waxaa lagu dhigtaa maadooyinka lagu dhigo dugsiga aasaasiga ee caadiga ah, waxaa uu yahay faraqa keli ah  ee u dhexeeyaa in ardaydan khaaska dhigata lagu saleeyo mid kasta xaaladdiisa. Dugsiga tababarku waxaa loogu talogalay ardayda xaaladdooda fahmo ay aad u naafeysan tahay, sidaas awgeedna aanay  suurtogal u ahayn in ay la socdaan waxbarashada dugsiga khaaska ah ee aasaasiga ah. Waxbarashada dugsiga tababarku waxay ku jahaysan tahay tababar farsamooyin dhinaca bulshada  iyo xerfaddeed, waxayna maadooyinku u kala qeybsamaan shan.

 

 

 

 

  • Besöks- och öppettider

    Expedition:

    Måndag
    13.00–16.00

    Onsdag
    7.00–11.30

    Fredag
    12.30–14.30

  • Kontakt

    Lisa Rudolfsson
    Rektor
    0223-443 53

    Anne Nordström
    Expedition
    0223-443 28

    Norrbyvägen 12
    737 41 Fagersta

  • Nämnd/Direktion/Styrelse

  • Relaterade länkar (externa)